Sache Academy

Muraajacee cashiradada dugsiga adiga oo guriga jooga, kuna cesho inta aad doorto, waqtiga aad doonto.

 

“Waxbarashadu waa furaha nolosha”

Dugsiga Hoose

Faa'iidooyinka Muraajacada

In ardaydu ku ceshan karo cashirkii maanta uu dugsiga ku soo qaatay waxa ay kordhinaysaa fahankiisa iyo xifdinta cashiradaa uu ku ceshaday.

Aqoon la'aani waa iftiin la'aan

– – – – – – – –

La soco waxbarashada ilmahaaga

In uu waalidku la socodo waxbarashada ilmihiisu heerka ay marayso waa ta ugu muhiimsan. Sache Academy waxa uu kaa saacidayaa in aad si dhib yara waalidku ula socda isbadalka waxbarasho ee ilmihiisa

Oct 01.2023

Muhiimada ay leedahay ku celinta cashirku

Oct 02, 2023

Faa'iidaha helada macalimiin tayo leh

Oct 04, 2023

La socodka heerka waxbarasho ee ardayga

Want to get special offers and Course updates?